%UntilInvalid Date

People working on laptops

Let's Get Skilled.

We’re committed to changing the future of learning for the better and provide the tools and skills to teach what you love.

Trending Categories

Discover Your Perfect Program In Our Courses

Web Development
Mobile Development
Graphic Design

Popular Courses

Discover Your Perfect Program In Our Courses

Flutter Mobile App Development With Dart
Mobile Development
Modern HTML and CSS
Web Development

Modern HTML and CSS

AbdirizakHaji

$25.00

Php For Professionls
Web Development

Php For Professionls

Mc Hamouda

$30.00

The Complete Wordpress Developer
Web Development
Modern JavaScript For Beginners
Web Development

What Our Students Have To Say

Discover Your Perfect Program In Our Courses

Waxaan Ku faraxsanahay Inan ka mid ahay Ardayda wax ka baratay Dugsiiye Online Academy oo aan dhihi karo waa Goobta ugu Fiican ee uu wax ka baran karo qofka doonaya inuu noqdo Full stack Web Developer . Ani ahaanteyda waxaan ka mid ahay Ardayda Ku xirneed Bilow Ilaa iyo Dhamaad kana faa'ideystay Cours kasta oo halkan ku jira. Waxaana u mahad celina Eng Mc Hamouda oo inoo Surta geliyay inan anagoo xafadeena joogna aan barano Lugadaha programinka kuna barano afkeena hooyo. Mahadsanidiin

words.name
Ali Isak Halane
ICT officer

Asc dhamaan Bahwadaagta Dugsiiye iyo Ustaad Xamuuda, Dugsiiye Online wuxuu markhaati nool uyahay in Af-keenu uu kamid yahay afafka lugu baran karo technology-yada, madashani waxay hormuud u tahay horumarinta dhalinteena iyo dalkeenaba aadna waan ugu mahad celinayaa Ustaadka dadaalka aan dhammaadka lahayn ee uu inoo bixiyey. Marnaba ma hawl yara inaad gurigaaga ku hesho waxkastoo aad rabto, balse taas waxaa inoo sahlay Dugsiiye, waana Dhaxal iyo hanti ay ka faaiidi doonaan jiilalka inaga danbeeya. Alle ayaa mahad leh.

words.name
Axmed Jaamac
IT Technician

Bismilah Magacygu waa :Ahmed Gaaroodi website ka dugsiiye waxaan oran karaa waa hoyga programmers ka somalyeed ee mustaqbalka , waxaana rajaynayaa eng hamuuda iyo team kisu inay halkaa kasii wadan hawsha πŸ‘ŒπŸŒŽπŸ’₯

words.name
Ahmed Gaaroodi
Student University

Run ahaanti aad baan uga helay courseka javascript iyo php waxana ka kororsade qibrad iyo baratikaba

words.name
Hudeifa Abdirashid
University Student

Magacaygu waa Mohamud Ahmed ugu horayn waxaa mahad iskaleh Allah marka labaad dhammaan bahda Dugsiiye oo uu ugu horeeyo Eng Macalin Mc Hamouda mahadaa dabadeed waxaan bogaadinayaa webka Dugsiiye oo aniga ii ah hoy aan wax badan ka faa'iiday horay waxaan uga bartay Courseka Wordpresska ee web designka waxaan kaloo ka bartay PHP advanced. Waxaan qirayaa inay idinka go'antahay in la helo dhalinyaro Soomaaliyeed oo Programmers ah. Mahadasanidiin.

words.name
Mohamud Ahmed Somali
Media and communication officer

Su'aalaha Inta badan Nala Waydiiyo

Hadadan Heli Su'shaada Jawaabteeda Toos Nala Soo Xiriircustomer supportteam.

Muxuu Qabtaa Website-ka Dugsiiye ?
Website Dugsiiye Waa Website Lagu Barto Cilmiga It-da Gaar ahaan Web Development, Mobile Development, Graphic Design iyo Video Motion.
Course-ka Hadan Iska Diiwan Geliyo Meeqo Bil Ayay Soconaysaa ?
Dhamman Course-ka Kujira Website-ka waa Life time Access Waligooda makaa Xermeyso waqtigaa rabto ayaad dib ugu soo laaban kartaa si jawi dagan aad u daawan kartaa.
Hadii Wax Igu Adkaado Caawinaad Ma helayaaa ?
Haa , Marka aad iska diwan geliso course-ka waxa lagugu darayaa Group WhatsApp ah oo ay kujiran dhamman asxaabta course-ka kula qaadanyso halkasina waxa kujira macalinka course-ka oo aad si toos ah ula hadli karto Qoraal, Wicitaan iyo Codba.
Lacagaha Halkee Ayaan Kusoo Dirayaa ?
Lacagaha Waxad kubixin karta si toos ah Talefankaga gacanta adiga oo istcimaalaya Evc Plus, Zaad Service iyo Sahal