soomaali full stack software engineer

Software Engineer Mentorship

Full Stack Mentorship-ka Dib Ayuu u bilowday

Waxaan dib u furnay qaadashada arday cusub oo aan ku barayno barashada programming-ka bilow ilaa heer fullstack uu ka dhisi karo qofka. Waxaa hada furan iska diiwaan gelinta , hadii aad daneeneyso in aad hesho xog dheeri ah guji linkiga hoose.