
MarketingOct 25, 2025
Waa Maxay Dugsiiye Ambassador Program
Waxaa hadda la bilaabay Dugsiiye Ambassador Program — barnaamij loogu talagalay dadka jecel inay waxbarashada iyo hal-abuurka gaarsiiyaan bulshada inteeda kale.
Sharafdin Yusuf
2 min read
Digital marketing and growth strategies for tech. In Somali and English.