
Waa Maxay Data Engineering
Data Engineering waa laf-dhabarta ka dambaysa dhammaan mashaariicda AI-da iyo Data Science-ka. Haddii Data Science-ku yahay falanqaynta xogta, Data Engineering waa dhisidda nidaamka xogtaas soo qaadaya, sifeeyeyna, una diyaarinaya mishiinnada.







