HORUDHAC
Aqyaarta ku soo dhawaada kooras lamagac baxay (Advanced Portrait Retouching Course) oo ku baxaya Afkeenna Hooyo.
Hadaba markii aan arkay caqabado badan oo ka jira dhanka dayactirka sawirada gaar ahaan
goobaha sawir lagu qaado (Portrait Studios-ka), Waxaan garowsaday in la joogo waqtigi ugu
haboonaa ee aan wax ku dari lahaa ama aan u faa’ideyn laha daneeyayaasha xirfadaan.
Hadii aad raadineysay inaad noqoto xirfadle ku shaqeysta dayactirka sawirada,
hadii aad mar is weydisay inad yeelatid Portrait Studio,
hadii aad ku dhibaneyd helida xirfadda hagaajinta sawirada oo xaalad walba laga maarmeyn.
Hadaba koraskaan waa course-kaagi waxaad ka heli doontaa xirfadda dayactirka sawirada qaab
professional oo dabiiciah.
Waxaan ahay Zakaria Mohamed Abdi, CEO-ga Recent IT,
Sido kale mudo 7 sano ayaan ku dhexjiray field-gaan waxaana kuso qabtay mashaariic
guuleysatay sido kale waxaan kamid ahaa team-ki dhidibada u taagay Jtech Studio.
Koorsadaan waxaan ku qaadan doonaa 10 session oo kala ah:
Introduction
Remove Blemishes
Skin Smooth Retouching
Frequency Separation
Dodge and Burn
Liquify Tool & Skin Texture
Eye, Lips & teeth enhancement
Camera Raw Filter
Extra Color Grading Preset
Recap of Advanced Techniques
Ha wal-walin Hadii aad tahay qof bilaaw ah ama qof ay wax u bilaabanyihin, waxaan
aaminsanahay inaad heli doonto macluumaad badan oo cusub oo ku saabsan Dayactirta
maqaarka si dabiici ah iyo midabeynta hab cajiib ah.
Resources
Gabo gabada kooraska waxaan ku diyaar ah:
1) Websites aad ka heli kartid sawirada aad ku practice gareen laheed ayaga oo raw ah/ceyriin ah.
2) Extra Color Grading Preset oo kaa caawinaya midabeynta sawirada.
See you inside Insha’Allah.
Mahadsanidiin.
Asc.