Ka bilow zero
ilaa aad ka noqoto
Full Stack Developer
The Fullstack Software Engineer Mentorship waa program aan ugu talagalnay in aan ku hormarino xirfadlayda soomaaliyeed oo aan soo saarno dhalinyaro Full Stack Developers ah.
4-ta sano een jaamacada dhiganayay meel aanan isku dayin in aan programming-ka ka barto majirto lakin way ii suuro gali wayday, markaan programm-ka mentorship-ka dugsiiye kusoo biiray asbuucii 1-aad ayay wax walba igu cadaadeen.

Sababaha aan programmkan u aas aasnay
Waxaan Jira caqabado xoogan oo soo wajahaya qofka marka uu baranayo programming-ka.
Wadada Saxda ah
Caqabadaha ugu xoogan ee hada jira waxaa kamid ah in qofka markii uu isku dayo in barto programming-ka ay ku adagtahay in uu helo qof haga oo u sheega wadada saxda ah.
Hada is diiwaan geliHagid Joogto ah
Qofka marka uu helo wadada saxda ah hadana waxaa adag in uu helo caawimaada ku filan oo horey usii dhaqaajin karta maxaa yeelay wadadaan aad bay u ja jab badantahay micnaha waa wado aan toosnayn oo u baahan hagid joogta ah.
Hada is diiwaan geliIskaashi iyo Kalsooni
Runta markaan ka hadlo wadadaan waa wado adag oo u baahan iskaashi iyo kalsooni, kalsoonida waa dhankaaga anagana waxaan kuu haynaa iskaashiga.
Hada is diiwaan geliTaageero Joogto ah
Marnaba ma dhacayso in garabkaaga aan firaaqayno marwalba oo aad ino baahato diyaar baan kuu nahay. Waxaan nahay milkiilayaasha dugsiiye.
Hada is diiwaan geli"Waxyaalaha aan marnaba ilaabaynin ayaa waxay tahay in aan marnaba ilaabaynin in nalaga dhigay milkiilayaasha dugsiiye. Aduunka wax walba waa la heli karaa lakin waxaan la heli karin waxaa weeye meel aad si ixtiraam leh oo hadana si dhab ah wax ugu baran karto."

4 Sabab oo aad u baranysid Software Engineer!
Waxaa jira sababo badan oo aad u baranayso software engineering, halkan waxaan ku soo bandhigaynaa 4-ta ugu muhiimsan
Web Developer
Create responsive and dynamic websites using React, Angular, or Vue.js.
Back-End Developer
Build powerful server applications using Node.js, Python, or Java.
DevOps Engineer
Manage infrastructure and deployment pipelines using Docker and Kubernetes.
Database Administrator
Design and optimize database systems like MongoDB, MySQL, or PostgreSQL.
Cloud Architect
Design and implement cloud solutions on AWS, Azure, or Google Cloud.
Mobile Developer
Build cross-platform mobile apps using React Native or Flutter.
Maxaan ku baran doona Full Stack Software Engineer?
Programm-ka waxaan u kala qaadi doona 7 qaybood oo aan si carefull ah aan u xulnay iyo inta uu qaadan karo section walba.
Web Development Essentials
Master the fundamentals of web development and version control.
Frontend Development
Build dynamic and responsive user interfaces with React.
Backend Development & Databases
Create robust backend systems and manage data effectively.
Full Stack Development
Connect frontend and backend to build complete applications.
Mobile App Development
Develop cross-platform mobile applications.
Advanced Full Stack & AI Development
Master advanced concepts, modern development tools, and integrate AI capabilities into your applications.
Deployment & DevOps
Deploy and maintain applications in production.
"Aad ayaan ugu qanacsanahay dadaalka layaabka leh ee ay nala garab taagan yihiin macallin Hamuuda iyo dhammaan team-ka support-ga. Aniga IT-da ayaan muddo ku jiray waana ku shaqeeyaa. Courses badan oo Maraykan iyo India-ba waa soo maray. Waxa aan kula kulmay Dugsiiye waa qaab ka duwan qaababka kale ee wax laysku baro—waqti layaab leh oo lagu gelinayo afkaaga hooyo wax laguugu sharxayo. Sharaxaad kaliya ma aha, waa I TUS oo I TAABSII. Ardayda meel walba ayay joogaan—gobollada Soomaaliya, Yurub, iyo Ameerika. Hal maalin haddii lagu waayo, aadna soo muuqan weydo ama aad soo gudbin weydo waajibaadkii kugu saarnaa, daba-gal xooggan ayaa lagugu sameynayaa."

Sidee Loo Qaadanayaa Cashirada
Si tayada programmka loo xaqiijiyo sido kalena qof walba uu ku imaado xiligiisa uu firaqada helyo waxaan go'aansanay in cashirada la duubo oo qofka si seamlessly uu ku qaato.
Cashirada Duuban
Cashirada waxaa lagu duubayaa qaab interactive ah, section walba waxaa la socda exercises iyo notes si aad u hesho qaab video iyo qaab qoran.
Waqti Xor Ah
Sanadkaan ma jiraan wax limitation ah, qof walba wuxuu ku qaadan karaa cashirada xilliga ugu fiican ee uu firaqada hayo.
Daafaha Dunida
Ardayda waxay ka kala imanayaan Africa, Europe, America iyo Asia, waxaana loo habeeyay si qof walba uu si fudud ugu qaadan karo.
Support Joogto Ah
Marwalba waxaad heli doontaa support joogto ah, marnaba ma dhacayso in garabkaaga aan firaaqayno.
Nidaamka Waxbarashada
Hab waxbarasho oo si fiican loogu habeeyay in aad si fudud wax ku barato
Daawo Cashirada
Ka faa'idayso cashirada video-ga ah ee si taxadar leh loo duubay.
Akhri Notes-ka
Ku celceli cashirka adigoo isticmaalaya qoraalada la socda.
Samee Exercises
Xaqiiji fahamkaaga adigoo xaliya exercises-ka la socda cashirka.
La Soco Horumarkaaga
Si joogto ah ula soco horumarkaaga iyo waxa aad baratay.
Learn from an Industry Expert
Get mentored by a seasoned professional with proven expertise and a passion for teaching the next generation of Somali developers.
About Your Mentor
My name is Mohamud Osman, and I have been in the programming field for over 11 years. For the past 7 years, I’ve been working as an online instructor, teaching programming to students worldwide. During this journey, I founded Dugsiiye, an eLearning platform dedicated to teaching IT and programming, and Imagingface, a SaaS platform that leverages AI to help users generate high-quality images effortlessly. Over the years, I’ve had the privilege of mentoring and shaping talented developers who have gone on to become skilled instructors and successful developers themselves. Seeing their growth and achievements has been a major source of inspiration for me and continues to drive my passion for teaching. This is now my second consecutive year of running a structured mentorship program, and I am highly optimistic about taking it to the next level. My goal is to produce world-class developers who can make meaningful contributions to the industry.
Lead Instructor
Founded multiple successful startups including Dugsiiye and Imagingface
Industry Expert
Over a decade of hands-on software development experience
Community Builder
Built a thriving community of Somali developers worldwide
Real Projects Built By Our Students
Watch how our students apply their skills to build production-ready applications. Each project demonstrates practical implementation of full-stack development concepts.

Full Stack Logistics Import And Export
Built a comprehensive logistics platform for import and export management
Built by Mustafe Hersi

Full Stack Job Portal
Developed a complete job portal platform connecting employers and job seekers
Built by Abdinasir Mursal

Full Stack Listing Platform
Created a versatile listing platform for various types of businesses
Built by Abdullahi Abdishakur

Full Stack Result Management
Built an educational result management system for institutions
Built by Usama Said
Hear from Our Students
Discover how our mentorship program has transformed careers and helped students achieve their dreams in tech.
"Dugsiiye waa madal waxbarasho oo casri ah oo bixisa koorsooyin sare iyo hagid. Macallimiin khubaro ah iyo casharo tayo leh oo aduunka la jaanqaadaya ayaa ka dhigaya meesha ugu habboon ee lagu hormarin karo laguna baran karo xirfadaha casriga, sida software developementiga iwm."

"Aad ayan ugu qanacsanahay dadaalka layaabka leh oo ay nala garab taaganyihiin macalin hamuuda iyo dhamman teamka support-ga. Courses badan oo maraykan iyo india-ba waa soo maray, waxaa aan kula kulmay dugsiiye waa qaab ka duwan qaababka kale."

"Waxyaalaha aan marnaba ilaabaynin ayaa waxay tahay in aan marnaba ilaabaynin in nalaga dhigay milkiilayaasha dugsiiye. Dugsiiye waxa kaliya oon ku arkay waxa weeye inaad si dhab ah oo kala danbeyn leh oo isla xisaabtan leh aan wax ugu bartay."

"Waxaan nasiib u yeeshay inaan ku soo biiro barnaamijka mentorship-ka. Barnaamijkan wuxuu ii noqday waddo cad oo ii suuragaliyay inaan ogaado halka aan ka bilaabi lahaa barashada full stack software engineering."

"Xaqiiqatan, Dugsiiye marka laga hadlayo aniga nolosheyda kaalin weyn ayuu ku leeyahay. Waxyaabaha waxbarashadeyda aan wax ku baranayey iyo hadda inta yar oo aan jaamacadda ku jiro, wax aanan ka faa'iidin ayaan Dugsiiye ka faa'iiday. Aniga oo Form 2 ah ayaan kusoo biiray website-ka Dugsiiye, indhahana ayaa ii furmay waxyaabo badan oo aanan af Soomaali ku heli jirin in aan af Soomaali ku helo. Hadda aniga ayaa ah trainer oo dad badan ayaan tababaray. Mahaddaasi waxaa iska leh team-ka Dugsiiye."

"4-ta sano een jaamacada dhiganayay meel aanan isku dayin in aan programming-ka ka barto majirto lakin way ii suuro gali wayday. Markaan programm-ka mentorship-ka dugsiiye kusoo biiray asbuucii 1-aad ayay wax walba igu cadaadeen iyo meesha aan hiigsan doono."

"Semester 3 anigo ah ayaan qaatay javascript waan fahmi waayay magaalada dhan waan baaray meel aan ka barto javascript , waxaan helay in dugsiiye uu bixiyo programming-ka , markaa saas ugu soo biiray saan u fahmay javascript inaba caadi mahayn , cashir walba iyo resources-kiisa wuu wataa , cashir walba clear ayuu ahaa wuu kala baxsanaa , course-kaas kaliya maahan courses kalena waa ka qaatay al xamdulilah hada dhanka programming-ka aad ayaan ugu wanaagsanhahay."

"Intii aan ku jiray barnaamijka Mentorship-ka ee Dugsiiye, waxaan bartay xirfado muhiim ah sida Communions, Teamwork, iyo isticmaalka aaladaha casriga ah ee Software development. Barnaamijku wuxuu ii abuuray yool cad, faham qoto dheer, iyo waddo aan si joogto ah ugu horumariyo xirfadahayga Software development."

"Mentor ka dugsiiye si dan ugu soo biiray wax badan aa iska kee bedelay waxan barta collaborations css html iyo js oo aan hadeer projects ku dhisi karo. Waxaan aad ugu amana caawinada joogtada ah, talada iyo ka war qabka. Aad ayaad ugu mhdsntihiin team dugsiiye gaar ahaan ustaad maxamuud cusman xamuudi."

"2021 ayaan kuso biiray dugsiiye dhowr courses ayaan ka qaatay webiste-ka , courseka indhaha ii furay wuxu ahaa course-ka Php for professionals , 3 bil guduheeda ayaan systemkay-ga igu horeeyay ku dhisay lacag fiicana waa ka qabtay , cilmiga aan dugsiiye ka faa'iday cilmi aan soo koobi karo maahan , 100% hada course-kaais qaadatid resouces kale xitaa uma baahnaysid."

Invest in Your Future
Choose the plan that best fits your learning goals and budget
Registration Currently Closed
This mentorship program is not accepting new students at this time. Please check back later or contact us to be notified when registration reopens.
Monthly Plan - 30 days access
3 months Plan - 90 days access
6 months Plan - 180 days access
One time Plan - 720 days access
Need a Custom Plan?
Contact us to discuss custom arrangements for teams or special requirements
Frequently Asked Questions
Everything you need to know about the mentorship program
Maxa Layga Baahanyahay si aan u qaato Programm-kaan?
Waqti intee le'eg ayuu qaadanayaa programm-ka?
Sidee loo qaadanayaa cashirada?
Ma u baahanahay in aan horey u soo bartay programming?
Maxay kaga duwantahay barnaamijkaan kuwa kale?
Maxaan ka faa'idi karaa barnaamijkaan?
Ma helin jawaabtii aad raadineysay?
Haddii aad qabto su'aalo dheeraad ah, waad nala soo xiriiri kartaa wakhti kasta.