Image
AI-Powered SaaS with Next.js, Typescript, Prisma & OpenAIUnlock the potential of AI in SaaS development with this comprehensive course, blending Next.js, TypeScript, Prisma, and OpenAI. From foundational concepts to advanced techniques, learn to build intelligent, scalable web applications that drive innovation and efficiency in the digital space.Last Update : 2/24/2024
M

Mc Hamouda

;
This Course Includes
12 Hours and 38 Minutes Of HD videos
Access to exclusive Dugsiiye community
Certificate of Completion

USD 30.00

Ending Soon

USD 18.00 For Life Time Access

Course Deatils

π€πˆ-𝐏𝐨𝐰𝐞𝐫𝐞𝐝 π’πšπšπ’ 𝐰𝐒𝐭𝐑 𝐍𝐞𝐱𝐭.𝐣𝐬, π“π²π©πžπ¬πœπ«π’π©π­, 𝐏𝐫𝐒𝐬𝐦𝐚 & πŽπ©πžπ§π€πˆ

Kusoo Dhowoo course cusub oo aad ku baran doonto barashada dhisada AI SAAS (Software As A Service) Application.

Waxaan dhisi doono project developers-ka u fududeynaya in uu generate gareeyo code inag oo isticmaali doona OPENAI Api.

Course-ka waxaan isticmaali doona technologies casri sida πŸ‘

Nextjs, Typescript, Prisma, MongoDB, Tailwind CSS iyo OpenAI.

Sidoo kale waxaan ku xeri doona payments-ka Stripe oo ay isticmalayaan dadka haysta card ama dibada jooga,Β  Evc Zaad, Sahal oo ay istimclayaan dadka jooga dalka .

Application-kaan wuxuu kuu sahlayaaΒ  in aad fahanto sida u dhisan lahayd SAAS Application adiga oo ka sameyn kara lacago .

Course-ka wuxuu soo bixi doona 15-ka ilaa 20-ka Bisha February haduu alle idmo.

Qofka Developer-ka ah waxyaalaha uu xirfadiisa ku monetize gareyn karo waxaa kamid ah in uu dhisto application SAAS ah , aniga waxaan dhisatay imaginface oo iga saaciday in aan aan helo income dheeri ah oo ka baxsan shaqadeyda caadiga adigana waad sameyn kartaa .

Hadii aad daneeneyso in aad xirfadaada sare u qaado oo aad dhisato Application SAAS ah nagu soo biir course-kaan.

Course PreRequest

Si aad course-kaan u qaadato waa in aad taqaanaa atleast ReactJs.


What You Will Learn

Ai Application

SAAS App

NextJS

Typescript

Prisma

MongoDB

Tailwind CSS

ShadcnUI

Building Ai Powered App

OpenAI API

Stripe

Evc Payment

Zaad Payment

Sahal Payment

SAAS Application Maintenance

Deployment