%UntilInvalid Date

Image
Modern JavaScript For BeginnersDhis Projects real life ah kuwaasi oo aad ku noqon karto professional javascript developerLast Update : 7/9/2022
M

Mc Hamouda

This Course Includes
16 Hours Of HD videos
Access to exclusive Dugsiiye community
Certificate of Completion

$25.00

Course Deatils

Weโ€™re committed to changing the future of learning for the better and provide the tools and skills to teach what you love.

Modern Javascript for Beginnersย 

Markii aad barato HTML iyo CSS talaabada 3aad ee ku xigi doonta waa barashada javascript ๐Ÿ’.

Javascript waa luqada ugu caansan programming , waxay noqotay luqada loogu isticmaalka badanyahay dunidaan .

Xiligaan la joogo iyo in aad taqaano javascript waxaa kuu furan albaabo badan oo shaqo ah .

Maxaan ka wadaa albaabo badan ?

Javascript kaliya ayaad ku dhisi kartaa Frontend ,backend, Desktop applications iyo Mobile Applications .

Just waa hal luqad , qiyaas meeqa jaanis ayaa kuu furan Waa wax aad u badan .

Hadaba waxaa kuu diyarinay course aad ku baran doonto javascript waliba si professional ah mana ahan courses-ka qaar oo inta wax aan wax badan ku galaynin waqti kaaga luminaya kaliya waxa u baahanatay in aad focus saarto waxa aan dhigayno then adiga ayaa ka mahadcelin doono waxa aan ku barayno sida Kumanaan arday hore ay u mahadceliyeen .

Maxaa ku baran Doonta Course-ka ?ย 

Course-ka waxa laga bilaabi doona gunta hoose uma baahnid in aad horey usoo aragtay ama u maqashay javascript anaga ayaa everything kula wadaagi doona .

Course-ka waa project based waxaana ku dhisi doona ilaa 6 project oo mid kasta wata practice iyo sharaxaad heer sare ah .

Inta aadanba is diiwan gelinin halkaan ka daawo 6-da project ee aad ku baran doonto course-ka si aad u hesho qanaaco kugu filan.

6 JavaScript Projects in One Course ๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜


What You Will Learn

Weโ€™re committed to changing the future of learning for the better and provide the tools and skills to teach what you love.

Become an advanced confident, and modern JavaScript developer from scratch

JavaScript fundamentals: variables if/else, operators, boolean logic, functions, arrays, objects, loops, strings, etc.

Asynchronous JavaScript: Event loop promises, async/await, AJAX calls and APIs

Build 6 Strong Projects

Become Confident With Javascript

Modern ES6+ from the beginning: arrow functions destructuring, spread operator, optional chaining (ES2020), etc.