%UntilInvalid Date

Image
Php For ProfessionlsBaro Php Adiga Oo Dhisaya Project Real Life Kaasi oo Kuu Sahlaya in Aad Dhisto Any Project oo aad u baahantahay .Last Update : 5/3/2022
M

Mc Hamouda

This Course Includes
23 Hours Of HD videos
Access to exclusive Dugsiiye community
Certificate of Completion

$30.00

Course Deatils

We’re committed to changing the future of learning for the better and provide the tools and skills to teach what you love.

Php For Professionals

Php waa luqada server side ah oo loogu talagalay in ay ku process gareyso wax walba oo aad ugu baahanatahay server-ka.

Course-kaan muxuu special ku yahay ?

Course-kaan waa course project based ah waxa ku dhisi doona project kaasi oo kaa saacdiya in aad ku dhisto project walba oo aad ku haminayso .

Hadii aad tahay aday hada qalin jebinaya ama aad rabto in aad ku shaqaysato web developemnt intaba fit ayay kugu tahay .

Project wuxuu lahaan doona advanced authentication oo ay kamid tahay in aad kala xirno system-ka oo aan qofwalba siino awoodisa xitaa inan maamuli karno waxa uu delete dhihi karo ama update dhihi karo 😍.

Wali php ma arkin Ma qaadan karaa course-ka ?

Big Yes Hadii waliga aadan arag php course-kaan waa course-kaaga wxan ka bilaabaynaa gunta hoose sida waa maxay php ? waa maxay variable ?.

Halkan ka daawo Demo project aan dhisi doono .👇




What You Will Learn

We’re committed to changing the future of learning for the better and provide the tools and skills to teach what you love.

Learn HTML

Learn CSS

Learn JavaScript

Learn Bootstrap

Learn Php

Learn MySql

Build Advanced Php Development

Build Real World Project From Scratch

Build Your Own API From Scratch

Learn Advanced Security Features in php

Learn Advanced MySql Queries

Generate Complex Reports From MySql

Deploy Your Projects to the Internet

Learn How To Analyze Your Database