%UntilInvalid Date

Image
The Complete Wordpress DeveloperThe Complete Wordpress Developer Course Waa Course Kuu Sahlaysa in aad Barato Xirfad aad kaga shaqayn karto gurigaga uma baahna in aad haysato shaahaado iyo wixii lamid just xirfadada ku adeego .Last Update : 5/4/2022
A

AbdirizakHaji

This Course Includes
8 Hours Of HD videos
Access to exclusive Dugsiiye community
Certificate of Completion

$25.00

Course Deatils

We’re committed to changing the future of learning for the better and provide the tools and skills to teach what you love.

The Complete Wordpress Website Development

Wali maku hamisay in aad sameyso website fully functional ah ama ma haminaysaa in aad ku shaqaysato xirfada website sameynta ?

Waxaan kuu hayaa jaanis aad riyooyinkaasi ku xaqiijin karto .

Kuso dhowoow The Complete Wordpress Website Development ?

Si website aad u sameyso waxaa qasab ah in aad taqaano marka ugu yartahay HTML , CSS iyo Javascript.

Si website-kaasi uu u noqdo daynamic waxaad u baahanatahay in aad taqaano programming languages sida PHP, Node ama python.

Wordpress intaasiba kama walwalaysid Everything waa halkan kasoo jiid oo kusii daa hadii aadan waliga maqalin website sida loo sameeyo xitaa course-kaan waad qaadan kartaa .

Haka wal walin aniga inta gacanta kaa qabto ku geyn doono halka ugu sareya ee aad u baahanatahy si aad u dhisto website-yo qurux badan .

Maxaan ku baran doona Course-ka ? 

Course-ka maahan course inta laysu yimaado lagu kala tagaayo , waa course project based ah waxaa ku dhisi doona 3 website oo kala duwan oo mid walba baahi gooni ah xalinayo .

  1. Website News 

Website-kan waa website an ka shidaal qaadanayno BBC, CNN iyo website walba oo caalami ah oo aad taqaano oo ka shaqeeya news.

Website-kan markaa dhisto waxa kuu sahlanaanayo in aad dhisto any website oo news ah .

  1. Business Website

Website-kan waxan ku baran doona dhisada website-yada business-ka ah ama qof walba oo raba website uu kuso bandhigto xogtiisa ayaad u sameyn kartaa .

  1. eCommerce Website with Evc , Sahal, Zaad Payments 

  Section-kaan waxa ku dhisi doona website eCommerce ah oo fully functional ah kaas oo aad ku xiran doonto payments-ka dalka ka shaqeeya sida zaad , sahal iyo Evc Plus.

Section-ka ugu danbeeya course-ka waxaa ku baran doona waxyaalo utilities ah sida 

  • Domain Registration 
  • Maamulida Cpanel-ka 
  • Sameynta Professional Email-ka 
  • Sare u qaadida Speedka website-ka 
  • Adkaynta Security-ga website-ka 

Wali ma aqarinaysaa Linkigaan Hoose kasii bogo xog dheeri ah oo course-ka ku saabsan



What You Will Learn

We’re committed to changing the future of learning for the better and provide the tools and skills to teach what you love.

Wordpress

Build 3 Amazing Websites

Build News Website

Build Business Website

Build eCommerce Website With Evc Zaad and Sahal

Speed up Your Website

Register Domain Name And Hosting.

Working With Cpanel

Migrating Local Website To Online

Creating Professional Emails

Secure Your Website