.jpg)
Sidee Loo Noqdaa Ethical Hacker
Erayga ‘hacker’ waxa uu markii hore qeexayay barnaamij-sameeye (programmer) xirfad leh ee aad u yaqaana code-ka mishiinka iyo hababka hawlgalka (operating systems) ee kombuyuutarka.
Dive into our latest writing on software engineering, AI, and building a career in tech — crafted in Somali and English.
Loading filters...
Meet the people behind the articles
Showing 73–76 of 76 articles
.jpg)
Erayga ‘hacker’ waxa uu markii hore qeexayay barnaamij-sameeye (programmer) xirfad leh ee aad u yaqaana code-ka mishiinka iyo hababka hawlgalka (operating systems) ee kombuyuutarka.

Computer Science waa barashada kombuyuutarrada, oo ay ku jiraan aragtida xisaabinta ( computational theory ), naqshadaynta hardware iyo software, algorithmyada iyo habka dadku ula falgalaan tignolojiyada ( technology ).

Sida aan ognahay, si aan ula xiriirno qof, waxaan u baahanahay luqad gaar ah, si la mid ah si aan ula xiriirno kombuyuutarrada, programmers ka sidoo kale waxay u baahan yihiin luqad, taas ayaa waxaa loo yaqaan ‘Programming Language’.

Erayga ‘Hacker’ waxa loo alifay in lagu qeexo khubarada u isticmaalay xirfadahooda si ay dib ugu horumariyaan nidaamyada guud, iyaga oo nidaamyadaas u kordhinaya waxtarkooda una oggolaanaya in ay qabtaan hawlo badan.